Sharciga groupka 👇👇
1. Waa inaad ilaalisaa waqtiga
2. Haddi lagu waayo xiliga ciyaarta dhibcaha waa laga qaadan
3. Ciyaar kala jarmato shuruudeeda
A. Hadi ay kas cad kaa tahay dhibcaha waa laga qaadan
B. Hadii kaanbiyo ka hor go'do wxd xaq uyeelanaysaan in aad hal kaanbiyo kale ciyaartaan
C. Hadii ay 60-ka kala go'do oo goolal la isku leeyahay oo qofka goolasha lagu leeyhay uu kala jaro waa laga badiyey
D. Hadii ay 60-ka kala go'do oo goolal la isku leeyahay oo qofka goolasha leh uu kala jaro kaanbiyo